Meta tags:
Headings (most frequently used words):
furitaanka, masjidka, al, tawxiid, ee, copenhagen, iyo, muxaadaraadkii, culumada, ka, jeediyeen, masawiro, vedio,
Text of the page (most frequently used words):
masjidka (18), #tawxiid (16), sheekh (15), soo (7), copenhagen (7), magaalada (6), iyo (6), furitaanka (6), ayaa (6), hore (5), halgan (4), 2012 (4), maxamed (4), xaflada (4), culumada (4), waxaa (4), net (3), puntland (3), the (3), somalia (3), daahir (3), cismaan (3), cusub (3), gudoomiyaha (3), online (2), september (2), mogadishu (2), december (2), 2023 (2), 4aad (2), 1aad (2), laga (2), lagu (2), xafidahulaah (2), denmark (2), dhamaan (2), jeediyey (2), kii (2), weyn (2), dib (2), markazka (2), soomaaliyeed (2), dhaqan (2), mohamed (2), isaga (2), dhaqaalada (2), dadweynihii (2), kala (2), furay (2), copyright, copy, 2003, 2026, all, rights, reserved, designed, ramaas, software, fatwa, somali, links, welcomes, election, new, president, federal, republic, condemns, terrorist, attack, civilians, restaurant, october, cia, secret, prison, november, uganda, says, pull, out, troops, from, over, congo, charges, january, 2016, press, release, government, strongly, opposes, communiqué, purporting, adopt, electoral, model, for, 201, english, article, jan, nov, archives, 10aad, 9aad, 8aad, 7aad, 6aad, 5aad, 3aad, 2aad, been, abuurka, somalimemo, faafiyeen, ururka, ictisaam, daba, tegay, dhagayso, waraysi, axmed, cabdisamad, shirkii, golaha, shuurada, asasada, ema, afmeeray, malmö, farqiga, salafka, salafiyajadiid, cabdi, umal, faaideyso, daruusta, aden, cali, saalax, kitaabkiisunan, nasa, guji, halkan, comments, are, closed, furitaan, shaqankii, nabi, csw, xakiim, luqmaan, dardaaran, dhalinyarada, horseed, nuux, barakalahu, feekum, hoos, daawo, muxaadraadkii, waxagardka, dadaal, dheer, bixiyey, helo, markaz, markii, markazkii, baahdeen, qoladii, guriga, lahayd, loogu, jiray, waana, guulweyn, hoyatay, jaaliyada, denmarka, gaar, ahaan, marwalba, safka, kaga, jira, kheyrka, caraxmaan, cumar, maxamuud, shible, farah, ahmed, yare, kalimad, furtiaanka, jaamac, cawil, warbixyey, xaalada, maray, guulaha, gaareen, ugu, baaqay, shacabka, inay, garbaha, qabsadaan, una, guntadaan, sida, garab, siin, lahaayeen, jamac, makarafoonka, dhaweeyey, maaliyada, clahi, macalin, xasan, wuxuuna, claahi, warbixiyey, dhisay, guud, looga, baahan, yahay, intaas, bilaawday, yabooha, ururuurinta, lacagta, iyada, camiray, yaboohee, lacago, duwan, duceysay, lacagaha, sadaqeystay, ngg, src, galleries, ids, 4107, display, basic_thumbnail, qeyb, gali, doona, inshalaah, rasmi, loo, dalka, waxaana, alle, mahadsiisa, written, editor, muxaadaraadkii, jeediyeen, masawiro, vedio, xiriir, station, maxaa, maanta, faalooyin, duruus, wararka, caalamka, warar, home,
Text of the page (random words):
halgan net home warar wararka caalamka duruus online faalooyin maxaa cusub maanta halgan tv station la soo xiriir furitaanka masjidka al tawxiid ee copenhagen iyo muxaadaraadkii culumada ka jeediyeen masawiro vedio december 24 2023 written by editor waxaa si rasmi ah loo furay masjidka al tawxiid ee magaalada copenhagen ee dalka denmark waxaana alle mahadsiisa la furay markazka cusub ee al tawxiid ee magaalada copenhagen culumada iyo waxagardka magaalada copenhagen ayaa dadaal dheer ku bixiyey in la helo markaz kii hore ka weyn ka dib markii markazkii hore al tawxiid ay u baahdeen qoladii guriga lahayd markazka cusub ee masjidka al tawxiid ayaa ka weyn hore kii hore loogu jiray waana guulweyn oo u soo hoyatay jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan denmarka gaar ahaan magaalada copenhagen oo marwalba safka hore kaga jira kheyrka xaflada furitaanka masjidka al tawxiid waxaa ka soo qeyb gali doona inshalaah culumada kala ah 1 sheekh dr caraxmaan sheekh cumar 2 sheekh dr mohamed sheekh cismaan 3 sheekh dr sheekh maxamuud shible 4 sheekh dr cismaan a farah 5 sheekh mohamed daahir 6 sheekh ahmed yare xaflada furitaanka ee masjidka al tawxiid ayaa waxaa kalimad furtiaanka ka jeediyey gudoomiyaha masjidka al tawxiid jaamac cawil isaga oo ka warbixyey xaalada uu soo maray masjidka al tawxiid iyo guulaha ay gaareen isaga oo ugu baaqay shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada copenhagen inay garbaha is qabsadaan una guntadaan sida ay masjidka al tawxiid garab siin lahaayeen gudoomiyaha masjidka jamac ayaa makarafoonka ku soo dhaweeyey gudoomiyaha maaliyada masjidka al tawxiid sheekh clahi macalin xasan wuxuuna sheekh claahi ka warbixiyey dhaqaalada masjidka lagu dhisay iyo dhaqaalada guud ee masjidka looga baahan yahay intaas ka dib ayaa waxaa bilaawday yabooha iyo ururuurinta lacagta masjidka iyada oo dadweynihii soo camiray furitaanka masjidka al tawxiid ay yaboohee lacago kala duwan culumada ayaa u duceysay dhamaan dadweynihii lacagaha sadaqeystay ngg src galleries ids 4107 display basic_thumbnail hoos ka daawo dhamaan muxaadraadkii laga jeediyey furitaanka masjidka al tawxiid 1 xaflada furitaan masjidka al tawxiid ee copenhagen 2 xaflada furitaanka masjidka al tawxiid 2 sheekh maxamed daahir 3 shaqankii nabi maxamed csw sheekh maxamed daahir 4 xakiim luqmaan sheekh dr cismaan 5 dardaaran dhalinyarada sheekh horseed nuux barakalahu feekum masjidka al tawxiid denmark halgan net comments are closed farqiga salafka iyo salafiyajadiid sh maxamed cabdi umal xafidahulaah 1aad 4aad ka faaideyso daruusta sh dr aden sh cali saalax xafidahulaah kitaabkiisunan al nasa i guji halkan shirkii golaha shuurada ee mu asasada ema oo lagu soo afmeeray magaalada malmö been abuurka somalimemo ay ka faafiyeen ururka ictisaam oo laga daba tegay dhagayso waraysi sh axmed cabdisamad 1aad 2aad 3aad 4aad 5aad 6aad 7aad 8aad 9aad 10aad archives december 2023 m t w t f s s 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 nov jan english article press release the government of puntland strongly opposes the mogadishu communiqué purporting to adopt an electoral model for 201 january 29 2016 uganda says to pull out troops from somalia over congo charges november 2 2012 cia secret prison in somalia p 1 october 29 2012 puntland condemns terrorist attack on civilians at mogadishu restaurant september 22 2012 puntland welcomes election of new president of the federal republic of somalia september 11 2012 somali links fatwa online copyright copy 2003 2026 halgan net all rights reserved designed by ramaas software
|